Saturday, February 11, 2012

Jiyetob


Jiyetob waxaa loogu bixiye
Xamse xiis axmed maaha wiil balwada isticmaala tana waa lagu dacaayadaynayaa hase ahaatii xaqiiqadu waxay tahay inanu wax balwada isticmaalin xamse ama jiyetob hadba sidaad utaqaanaan waa wiil waxbarashada gacanta kuhaya waxaanu bartaa xirfado kala gadisan jiye waxaa u waxbarashadiisa dugsiga hoose dhexe uu kusoo qaatey dugsiga sheikh ibrahim oo kuyaala magaalada burco xamse waxa uu waxbarashadiisa dugsiga sare uu kusooqaatey isla dugsiga sheikh ibrahim secondary school iminka jaamacad oo kaliyaa uhadhay insha alah jaamacadana goor dhowbuu aadayaa hadii taariikgda jiyetob aan wax idiinka taataabto taariikhdu way fara badantahay kuwo xun iyo wacamba wuu leeyahay balse kuwiisa fiican ayaan wax idiinka iftiiminayaa

No comments:

Post a Comment