Saturday, February 25, 2012

Xamse xiis 69+


Xamse xiis mudane axmed siilaanyo saqandhe dubad and milatari

Xamse xiis 8gp


Xamse xiis kuraac dookhaaga maxay tuma tee we do not talk xamse xiis .. Xamse xiis

Xamse xiis 143.


Xamse xiis and his wife very love xamse xiis kuma garanayo iskay bar xamse xiis love

Xamse xiis 65.


Xamse xiis the cup champion leage gudoon cup

Xamse xiis


Xamsexiis452.com xamse xiis by good boy

Xamse xiis 5..


Xamse xiis ubaxa iga gudoon

Xamse xiis 4..


Xamse xiis diyaarad duntay muxu kayidhi

Xamse xiis 3..


Xamse xiis taageer kooxda caanka ah ee liverpool xamse xiis kaqaybgal fiican

Xamse xiis


Dhulka barwaaqada ah ee somaliland xamse xiis baaq jeedin xamse xiis muxu ahaa

XAMSE XIIS 2...



XAMSE XIIS


XAMSE XIIS MURUGO CULUS DHIMASHO

XAMSE XIIS 1...


XAMSE XIIS waa arday dadaal badan xamse xiis waxaana uu ku dadaalaa waxbarashadiisa dugsiga

Tuesday, February 21, 2012

BADHTAMAHA BURCO XAMSE XIIS


Xamse xiis oo saaran dabaqa ugu sareeya ee siitco waxaa uu daawanaya bilicda gobolka togdheer

BARWAAQO HOTEL


Hudheelkani waxaa uu kuyaalaa GOBOLKA TOGDHEER

BADHTAMAHA MAGALADA BURCO


Magaaladani waa burco ee gobolka togdheer

Maalinta ololaha xisbiga kulmiye


Maanta waxa uleh KULMIYE Waa maalintii ololaha xusbiga kulmiye

Guriga xamse xiis


Gurigani wuxuu kuyaalaa badhtamaha magaalada london

LOVE IN THE SOMALILAND


Xamse xiis axmed wuxuu kudhashay magaalada burco sanadku markuu ahaa 1993 kadib wuxuu noqday wiil kolba soo barbaara ilaa uu heerkan soo gaadho

Quruxda BURCO


Gobolka togdheer wuxuu leeyahay bilic qurux badan oyna gobolada kale lahayn

MUUHA



Siilaanyo


Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland oo si diiran loogu so dhaweynaayo

Lacagta Landta


Lacagtan waxaa laga isticmaalaa wadanka somaliland waxaana daafaha dunidana waa laga isticmaalaa

Ina cigaal


Madaxweyne kahawl galay wadanka somaliland

Faraawil


Ubuxa dunida waa dhalinta hada joogta waxaana looga baahanyahay inay dunida wax kusoo kordhiyaan

Monday, February 20, 2012

Cabdicasiis cade



C/casiis jaamac axmed


Cabdicasiis waa wiil dhigta dugsiga hoose/dhexe ee shiikh ibraahim oo kuyaala gobolka togdheer

Muna iyo c/raxman yare


Labadan cayaal waa 8jir iyo 5jir

GoodsAMISHA


Gabar xishood ayaa uwanaagsan

Sony Ericsson


Xamse xiis axmed mobilkiisa

Masajidka madiina


Masjidkani waxa uu ku yaalaa badhtamaha magaalada burco ee gobolka togdheer

BBC BURCO


Waxaa kahawl gala burco laba wariye oo dhalada xuseen awjaamac jibriil xagar iyo xamse xiis jiyetob

Somaliland


Wadankayga hooyo waan jeclahay waxaan urajaynayaa somaliland in la aqoonsado sida ugu dhakhsaha badan

Somaliland


Madaxweynaha wadanka somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo kuguulaystay doorashadii sida wanaagsanayd udhacday

Wednesday, February 15, 2012

KOOXDA BBCSOMALI.COM


suxufiyiin katirsan kana hawl gala idaacada bbc ee kubaxda afka soomaaliga

MOBILKA XAMSE XIIS


waa talefanka ii ogoladay inan guugulka soo galo

FARSAMO YAQAAN


sido kale xamse xiis xaga farsamadaynta khibrad ayuu uleyahay

WALAALO MUNA SAGAL


Walaashay muna xiis axmed

hadhwanaagnews.com


xamse xiis axmed oo kamurugoday dilkii wariye cabdisalaan xasan

HAMSE YARE



Tuesday, February 14, 2012

MAXAMED MAXAMUUD XASAN GEELE&XAMSE XIIS AXMED CABDULE


oktobar burco somaliland maxamed wuxu taageera naadiga Liverpool xamse wuxu taageera xulka Gana gobolka togdheer ee magaalada burco waa dhulkaya aanu kudhalanay

FILMS ACTOR XAMSE XIIS


filim karton balaaya wada kaartayna

CABDIRAXMAAN XARIIR AXMED


Cabdiraxman waa todobo jir waana wiil yar oo soo barbaaraya

XAMSE XIIS AXMED



Monday, February 13, 2012

Muuna xiis axmed diidayo


Gabadhan waa jiye abaayadiis waxay kunooshahay somaliland

Axmed maxamed maxamuud siilaanyo


Waa madaxweynaha jamhuuriyada somaliland madaxweyne siilaanyo waa nin muwadin ah una dhashay gobolk togdheer ee magaalada burco

Saturday, February 11, 2012

Jiyetob


Jiyetob waxaa loogu bixiye
Xamse xiis axmed maaha wiil balwada isticmaala tana waa lagu dacaayadaynayaa hase ahaatii xaqiiqadu waxay tahay inanu wax balwada isticmaalin xamse ama jiyetob hadba sidaad utaqaanaan waa wiil waxbarashada gacanta kuhaya waxaanu bartaa xirfado kala gadisan jiye waxaa u waxbarashadiisa dugsiga hoose dhexe uu kusoo qaatey dugsiga sheikh ibrahim oo kuyaala magaalada burco xamse waxa uu waxbarashadiisa dugsiga sare uu kusooqaatey isla dugsiga sheikh ibrahim secondary school iminka jaamacad oo kaliyaa uhadhay insha alah jaamacadana goor dhowbuu aadayaa hadii taariikgda jiyetob aan wax idiinka taataabto taariikhdu way fara badantahay kuwo xun iyo wacamba wuu leeyahay balse kuwiisa fiican ayaan wax idiinka iftiiminayaa

Muuna diidacayo


Muuna xiis axmed waxay kudhalatay gobolka togdheer sanadku markuu ahaa 2004 waxaanay wax kusoo baratay dugsiga hoose/dhexe ee shiikh ibraahim dugsiga sare waxay kasoo baxday dugsiga faaruuq secondary school waxanay jamacad

Xamse xiis axmed cabdule


Xamse xiis axmed oo lagu naaneyso jiyetob waa wiil da yar kana hawl gala idaacada bbc waxaanu kashaqaynaayey mudo sadex sano ah waa wiil ay wada jeclaysteen dhamaan dhagaystayaashayada waxaanu jiraa 19sanadood waa jiyetob saxafi aafaad ah lama filaan ayay wax kastaa kudhacaan


Xamse xiis jiye


Suxufi kahawl gala bbc